Skip to main content
4 best books to change your life
4 book hadii aad aqriso ay nolashaada isbadali doono bookyadani aan kula wadaagi doono waxa ay badali doonaan nolashaadi
1:rich dad and boor dad: bookani waxa qoray nin lagu Arsenal Roberto t. kiyosaki waa nin caan ah waxa uu soo maray nolol dhib badan waana nin hantiila ah
2:atomic habits: waxa uu ka hadlaa cadooyinka fiican ee lagaa rabo in aad dhawaaq waxa uuna anfacayaa dadka aan waxba qaban ee aan shaqayn
3:how the mighty fail: waa book ku dhiiri galin galinaya waxa lagu qoray nin lagu dariiqada Jim Collins waa book fiican oona ku dhiiri galinaya inay qasab in aad aqriso
4:cash flow: waa book ka hadla lacagta sida ugu fiican ee aad ku maamuli lahayd waa book fiican oona si fiican kuu fahansiiya sida lacagtaada aad ku maamuli lahayd
Comments
Post a Comment